Madaxweyne Xaaf oo War kasoo saaray Guddiga Dowlada federaalka magacawday

Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumada Soomaaliya ayaa magacawday Guddiga farsamada iyo maamul u sameynta Galmudug , waxaana magacaabista guddigan mudooyinkii dambe ka taagnaa khilaaf. Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa qoraal uu soo saaray kusoo dhaweeyay Guddiga farsamada iyo maamul u sameynta ee magacawday dowlada federaalka, waxa uuna cadeeyay in raali ka yahay … Continue reading Madaxweyne Xaaf oo War kasoo saaray Guddiga Dowlada federaalka magacawday